SAWIRRO:Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeele & Xildhibaano Booqday Degaan shalay dagaalo ka dhaceen?

0
26914165 1589080724513930 1265603573 N
26914165 1589080724513930 1265603573 N

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqday Degaanka Ceel-Geeloow oo maalintii shalayto dagaal gaadmo ah ku soo qadeen Alshabaab.

Socdaalka Maanta uu ku tegay Degaanka Ceel –Geeloow ayaa waxaa ku wehliyay Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Hirshabeelle iyadoo Ujeedada Socdaalka Madaxweyne Kuxigeenka aheyd sidii ay u soo hubin lahaayeen Ceel Biyood ay shabaab shalayto Miino ku qarxiyeen & weliba dab ay qabadsiyeen degaankaasi.

Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sidoo kale tegay degaanka Raaxooy oo qeyb ka ah meelaha alshabaabka mudaadani danbe caadeysteen, wuxuuna sidoo kale soo mareen Tuulooyinka Saarsare , Madaxgensi,Gololeey Mobleen, & deegaano kale.

M/kuxigeenka Dowlada Goboleedka hirshabeelle ayaa shacabka degaankaasi ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan Ciidamada Xoogga dalka sidii amaanka la isaga kaashan lahaa wuxuuna sheegay in Alshabaab ay yihiin Cadow loo soo diray Umada Soomaaliyeed .

“Waxaad og tihiin waxa la joogaa xiligii Jilaalka ma dhihi karnaa waa Muslim Ninkii Ceel Biyood dadka Shacabka ah ay biyo ka cabayeen Miino Waa kuwa u daneeynaya shacabka Soomaaliyeed waxaan filayaa in aad ujeedkooda aan wada dareensanahay waxaa loo baahan yahay in si wada jira looga hortago ,wuxuuna u balan qaaday in dhaqso ah loo dayactiri doono Ceelboyiidka Shabaabka gubeen ayuu yiri  Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe .

Si kasto ha ahaatee maalmahaani danbe ayaa Alshabaab waxaa ay dhowr jeer weraro ku soo qadeen wadada iku xirta Magaalooyinka Jowhar & Balcad iyadoo weraradaasi ay dhaliyeen qasaare isugu jira dhimasho & dhaawacba.

26855517 1589080134513989 225386549 N
26855517 1589080134513989 225386549 N
26855570 1589080031180666 638976317 N
26855570 1589080031180666 638976317 N
26855570 1589080031180666 638976317 N 1
26855570 1589080031180666 638976317 N 1
26855804 1589080371180632 1896522546 N
26855804 1589080371180632 1896522546 N
26856044 1589080391180630 994879642 N
26856044 1589080391180630 994879642 N
26856192 1589080877847248 44736415 N
26856192 1589080877847248 44736415 N
26857048 1589080311180638 260259941 N
26857048 1589080311180638 260259941 N
26913405 1589080067847329 951265821 N
26913405 1589080067847329 951265821 N
26913776 1589080261180643 1143273981 N
26913776 1589080261180643 1143273981 N
26914031 1589080604513942 1400897315 N
26914031 1589080604513942 1400897315 N
26914165 1589080724513930 1265603573 N
26914165 1589080724513930 1265603573 N
26940414 1589080541180615 2007671780 N
26940414 1589080541180615 2007671780 N
26942737 1589080511180618 116320639 N
26942737 1589080511180618 116320639 N
26943036 1589080691180600 181716513 N
26943036 1589080691180600 181716513 N
26943182 1589080281180641 455802891 N
26943182 1589080281180641 455802891 N

You might also like More from author

Leave A Reply