TAABIT CABDI MAXAMED waa Wiil yar oo ku dhashay degmada Wardhiigleey

0

TAABIT CABDI MAXAMED waa Wiil yar oo ku dhashay degmada Wardhiigleey, laguna samiyay Gudoomiyaha Gobolka BANADIR Mudane Taabit.

Waana markii ugu horeysay oo DUQ iyo GUDOOMIYE Caasimadda dalkeena lagu Samiyo Wiil sadaxda magacba la wata magaciisa

Wiilkan yar Hooyadiis waxaa la dhahaa Shukri Xasan Islow 

Aaabihiisna Cabdi Maxamed, waxayna doorreen in wiilkooda ay magaciisa u hibeeyaan Gudoomiyey Tabit

ADEER TAABIT YARE ALLAHA KAA DHIGO MID LEH AMA KA FIICAN SIDA KARTIDA IYO WAX-GALKA DUQA LAGUUGU SAMIYAY

You might also like More from author

Leave A Reply