Guddoomiye Thaabit Maxaan Ku Xasuusan Doonnaa?!!!

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa wareysi dheer siiyay hillinka HCTV ayaa ku sheegay in ay wadaan dadaallo badan oo uu ku doonayo in uu ku xaqiijiyo wax badan oo lagu xasuusan doonno isaga.

Su’aalaha la wayddiiyay waxaa kamid ahaa “Maxaa Laguugu Xasuusan doonnaa?”  se guddoomiyaha ayaa sheegay in ay dhisi doonaan dad u diyaarsan dalkooda, oo uusan dhismo dhisi doonin lagu xasuusto.

Waxa aan dhisi doonnaa dadkii dalkaan baddali lahaa, maya dhismayaashii dalkaan baddali lahaa,” waa qaar kamid ah ereyada uu isticmaalay guddoomiye Thabit.

Guddoomiyaha ayaa kamid ah siyaasiyiinta dhallinyarada ah ee sida aadka ah u heysta taageerrada gobolka iyo shacabkiisa.

You might also like More from author

Leave A Reply