Afar Waxyaabood Oo Sababa Musuq Maasuqa (CORRUPTION)

0

In kastoo musuqmaasuqa (corruption) yahay wax aad u xun, dhibaatana ku ah noloshada dadka kale. Hadane In ka badan $ 1 trillion oo dolar ayaa laga xadaa wadamada aduunka ugu saboolsan sanad kasta, tira badan oo ka mid ah lacagtaas oo ay adag tahay in la arko.

Oliver Bullough, oo ah wariye si gaar ah uga faallooda arimaha la xariira musuqmaasuqa, ayaa qoray afar waxyaabod oo sababo musuqmaasuqa baahansan ee dunida ka jira.

1. Musuqmaasuqa waxaa uu sababaa dhiiga daadasho (Corruption causes bloodshed).

Qoraaga waxuu tusaalloyin u so qaatay ururada hubeysan ee ka so horjeeda dowladaha kuwaas an la dhacsaneen nidaamka ay u shaqeyaan, mararka qaarna geysta weeraro dhiiga badan ku daataan.

2. Musuqmaasuqa waxaa uu faafiya cudurada (Corruption spreads disease).

2017 wadanka Ruushka waxaa la diiwan galiyay in kabadan 100,000 oo ah dad cusub oo qaba xanuunka HIV, sido kale tira guud dadka qaba xanuunkas ee ku nool wadankas waxay garayaan 1.5 million.

3. Musuqmaasuqa waxaa uu wiiqaa dimuqaraadiyada (Corruption undermines democracy).

Qoraaga waxuu tusaaloyin u so qaatay Doorashoyinkii ka dhacday wadamada mareykanka kenya Nigeria, South Africa, Malaysia, Ukraine.

4. Musuqmaasuqa waxuu sare u qaada qiimaha guryaha (Corruption raises house prices).

Magaaloyinka London, New York City, Miami iyo Los Angeles ayaa ah kuwa qaali ah kirada guraha ku yaal magaaloyinkas kuuwas an awoodin tira badan oo ka mid ah bulshada.

Source: http://www.aljazeera.com/…/reasons-corruption-matters-17122…

Abdishakur Gesey

You might also like More from author

Leave A Reply