FIIRSO Soomaaliya Oo Kaalinta 8-aad Ka Gashay 10-ka Dal Ee Afrika Ugu Ciidanka Tabarta Yar (Akhriso Liiska)

0

Mid kamid ah warbaahinnada xoogga saara arrimaha Afrika ayaa qalanka u qaatay qaar kamid ah dalalka qaaradda Afrika iyo sida ay u kala tabar liitaan ciidankooda.

Dalalka ayaa lagu qiimeynayaa howshii hor taallay iyo sidii ay ku xalliyeen ciidankooda, muhiimse ma ahayn  in lagu qiimeeyo hubka iyo saannadda ciidan ee uu leeyahay dalkaas.

Dalka Cape verde oo ku jira maxmiyad Portugues ayaa kaalinta koobaad ka galay dalalka ugu liita ciidan ahaan qaaradda Afrika, waxaana la rumeysan yahay in gumeystaha Portaqiiska uu ugu talagalay in uu sidaas u cuuryaamiyo.

Gaambiya ayaa kaalinta 10-aad ka galay liiskan, ha yeeshee dalka Soomaaliya oo ay ka jiraan colaado ayaa kaalin aad u wanaagsan ka gashay, maadaama 8-aad ay kasoo muuqatay.

Si kastaba ha ahaatee hoos ka daawo muuqaalka.

You might also like More from author

Leave A Reply