DAAWO:- Fanaan Nimcaan Hilaac Oo Hees U Qaaday Madaxwayne Farmaajo

0

Fanaanka caanka ah ee Reer Soomaaliland Nimcaan Hilaac ayaa qaaday mid kamid ah heesaha ugu muran abuurka badan Soomaalida.

Fanaanka ayaa qaaday hees uu ku amaanayo madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaase su’aashu tahay sidee bay usoo dhaweyn doonaan heestan dadka kasoo jeeda deegaannada Wuqooyiga Soomaaliya ama Soomaaliland.

Haddaba Daawo Heestaas.

You might also like More from author

Leave A Reply