Ma Dhabbaa In Galmudug Ay yeelatay Ra’iisul Wasaarre? Sheeko cusub

0

Heshiis u dhaxeya Ahlu Sunnah iyoGalmudug islamarkaana uu maamulkaas ku sameysanayo wasiirka koobaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Heshiiska waxaa kamid ahaa in ahlu Sunnah la siiyo wasiirka koobaad oo noqonaya raiisul wasaarre, taas oo ah arrin ku cusub saaxada siyaasadda Soomaalida.

Dhowaan ayeey ahayd markii Jabbuuti lagu galay heshiis taariikhi ah oo u dhaxeeyay labada maamul.

Lama oga waxa uu keeni karo heshiiskan ha yeeshee waxaa uu udub dhaxaad u yahay nabadda iyo heshiiska labada maamul.

You might also like More from author

Leave A Reply