SAWIRRO: Wasiirka Eng Yariisow oo Hortagay Guddiga Warfaafinta ee Aqalka sare ?

0
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta hortagay Guddiga Warfaafinta, arimaha bulshada iyo Dhaqanka ee Aqalka sare.
Wasiirka oo kulanka ka dib Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in waxyaabaha wax laga weydiiyay ay ka mid ahaayeen, Qorshaha guud ee Wasaaradda, Xeerka Saxaafada Soomaaliya, Xiriirka wasaaradda kala dhaxeeya kuwa warfaafinta ee Dowlad Goboleedyada iyo waxyaabaha u qabsoomay mudada uu xilka hayo, wuxuuna sheegay in dhamaan uu ka jawaabay su’aalaha la weydiiyay.
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyay hortagay Xildhibaanada Aqalka Sare iyadoo wax laga weydiiyay Wasaaradahooda waxyaabaha u qabsoomay.
Dhanka kale shaqada Wasiirka Warfaafinta qaban jiray, ayaa gaabis ku timid  bilooyinkii ugu danbeeyay ka dib markii tiro dhowr jeer ah ‘wasiirka Warfaafinta Mudane ENG Yariisoow ku tilmaamay weerar Dowladda Fedaraalka wax ka og tahay weeraro dad shacab ah oo waxba galabsan waxyeelo ka soo gaartay oo aynaan madaxda DF waxba kala socon.
23600003 805934926245357 265987528 O 1024x768
23600003 805934926245357 265987528 O 1024×768
23627175 805934919578691 716173877 O 1024x768
23627175 805934919578691 716173877 O 1024×768
23600274 805934922912024 2097005035 O 1024x768
23600274 805934922912024 2097005035 O 1024×768

You might also like More from author

Leave A Reply