Ma Dhabbaa In Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Gurigiisa Lala Wareegay? (Sababta Iyo waxa Rasmiga Ah Ee Jira)

0

Qof ku sugan Magaalada Hargeysa ayaa inoo sheegay in Ciidamada gaarka ee Somaliland ay la wareegeyn guriga Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani C/raxmaan Cirro.

Sababta loola wareegay guriga C/raxmaan Ciiro ayaa naloogu sheegay in C/raxmaan Cirro musharaxiinta la tartameyso uu meelo badan kaga horeeyo codadka ilaa hada la tiriyay.

Tani waxa ay caddeymo buuxda u tahay in Cirro ugu yaraan uu si hor dhac ah ku noqonayo madaxwaynaha xiga ee Soomaaliland.

Balse lama hubo in ay jiraan sabab kale oo aan ahayn cod badnida la sheegayo in ku horeeyo oo keeni karta in ammaankiisa lala wareego.

Wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa.

You might also like More from author

Leave A Reply