FIIRSO Sawirro Aad U Cajiib Ah Oo Ku Saabsan Doorashada Soomaaliland

0

Dadka Soomaaliland ayaa u dureerray goobaha codbixinta maalintii shalay ahayd si ay usoo doortaan hoggaamiyaha xiga ee shanta sanno soo aaddan maamuli lahaa.

Dadka ayaa u codeynayay midkood saddexda xisbi ee ku tartamayay loollanka siyaasadeed ee maamulkaas, waxaana sida muuqata lasoo xiray goobaha codbixinta.

Kulmiye, UCID iyo Waddani ayaa ku loollamaya oo dadku ay u kala codeynayaan.

Kummanaan qofood ayaa usoo codbixin doontay goobaha ay sannaaddiiqda yaalaan, waxaana kamid ah dumar caruursita, odayaal da’ ah iyo dadkale oo xitaa kuwa lixaadkooda la’ taas oo muujineysa sida dadkaas ugu baahi qabaan.

Haddaba hoos ka fiirso sawirradii ugu dambeeyay ee doorashada Soomaaliland.

 

Fb Img 1510641294295

Fb Img 1510641268280

Fb Img 1510641272449

Fb Img 1510641279776

Fb Img 1510641314074

Fb Img 1510641424929

Fb Img 1510641422110

Fb Img 1510641286783

Fb Img 1510641291419

Fb Img 1510641318174

You might also like More from author

Leave A Reply