FIIRSO:-Sawirradii Ugu Qurxoonaa Ee Abid Laga Qaaday Magaalada Jowhar

0

Sawir qaadaha caanka ah ee Atax Caydaruus oo kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee diyaarka u ah in ay soo bandhigaan quruxda dalkooda ayaa qaaday qaar kamid ah sawirradii ugu quruxda badnaa ee taariikhda webiga Jowhar.

Waa sawirro muuqaal ahaan indhaha u roon kun jeer, marka loo eego sawirrada aan la wareegno xilliyada qaar.

Wabiga oo jiinka ku jin ah, doogga is wada jiiray, iyo qoraxda oo barqa joogta ayeey sawirradan isku heleen taas oo cid walba ay u riyaaqayso.

Haddaba yaan hadal kugu daalininnee hoos ka daawo.

Fb Img 1510640654581

Fb Img 1510640637678

Fb Img 1510640694977

Fb Img 1510640686668

Xuquuqda sawirrada waa Atax Caydaruus.

You might also like More from author

Leave A Reply