DEG DEG:- Weerar Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Dalka Mareykan ka

0

Ugu yaraan seddex qof ayaa la soo wariyay in lagu dhaawacay dukaanka Macy’s ee ku yaala Mall of America kadib markii qof toori wata uu weeraray saacadu America markay ahayn 6:45 fiidnimo.

Warar ka soo baxay ciidanka Booliiska magaalada Bloomington oo ay ku daabaceen barta Twitter ayaa sheegaya in weerarkani uu ka dhacay qaybta ragga ee dukaanka Macy’s.

Wixii kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa.

You might also like More from author

Leave A Reply