Dadka Soomaaliland Oo U Dureerray Goobaha Cod Bixinta

0

Boqolaal kun oo qofood ayaa u dureerray goobaha cod bixinta.

Waxaa la gaaray xilligii lagu madalsanaa doorashadii Soomaaliland.

Xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID ayaa mid kasta oo kamid ah wata musharrixiintooda.

Dadka ayaa u codeyn doonaa xisbiyada loollamaya, waxaana dhowaan soo idlaaday ololihii doorashada.

Dhawaan ayaana lagu dhawaaqi doonaa natiijada doorashada.

You might also like More from author

Leave A Reply