FIIRSO:-Hargeysa Tuug Sixiroolle Ah Oo Carwo Dhacaya Iyo Muuqaal Layaab Leh Oo Ka Tarjumaya Qaab Dhicitaankiisa!

0

Indha sarcaadka ama khayaannada qofka la maaweeliyo lagana qaato wuxuu heysto isaga oo aan miirkiisa qabin waa mid kamid ah xirfadaha tuugada qaar ay ku qaraabtaan.

Magaalada Hargeysa waxaa kusoo badanaya tuugada noocaas ah ee ka qaraabta carwooyinka iyo goobaha ganacsiga.

Tuuggan inta uu ku dhacaya ma jirto falcelin aad sameyn karto, kuwa kaa ag dhowna sidaas ma awoodaan, ha yeeshee marka uu kaa maqnaado shan daqiiqo kaddib dhicitaankaaga ayaad soo nibdaadeysaa, oo aad raadin ku bilaabeysaa, ha yeeshee waaba lagu indha sircaadaye ma adaaba hadli kara.

Haddaba ila daawo oday sixirool ah oo si xor ah kaga adeeganaya magaalada Hargeysa isagoo geysanaya dhac cad oo xitaa caamiradaha Wax duuba ee CCTV ga ay soo qabteen.

You might also like More from author

Leave A Reply