Daawo Madaxwayne Farmaajo Oo Taleefoonka Kula Hadlay Qaar Kamid Ah Dadkii Ehelladooda Ay Ka Maqnaayeen

0

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa booqday xarunta Gurmadka ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ka baxayaan kooxaha gurmadka ah ee caawinaya dadka masaakiinta ah ee ku waxyeeloobay qarixii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho.

Intii safarkaas lagu jiray madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa la hadlay qaar kamid ah dadkii soo wacayay kooxaha gurmadka ah ee raadinayay dadkii ka maqnaa.

Haddaba ila daawo muuqaalka madaxwaynaha Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply