DEG DEG:- Dawladda Jabbuuti Oo Saraakiil Caafimaad Usoo Diray Soomaaliya

0

Waxaa soo caga dhigan doonta mardhaw Gooroonka Aadan cade laba Diyaarad sida soddon dhakhaatiir ah oo ku takhasusay qaybaha jidhka oo ka socda dalka walaalaha aanu nahay ee Djibouti iyo daawooyin loogu tala galay shacabkeenii ku waxyeeloobay qaraxii wuxuush nimo ahaa ee loogaystay.

dhamaan waa diyaar amar kaliya ayay sugayaan waxaana ay imaan doonaan marka ay diyaarada Turkiga duusho maadaama ay laba diyaaradood yihiin sidoo kale fariin tacsi ayay ka wadaan madaxwaynaha iyo shacabka walaaleheen ah qalabna waa dheeryahay.

Sidoo kale Waxaa la rejeynayaa in ay soo gaaraan saraakiil kale oo dalkaas ah kuwaas oo kala talinaya Soomaaliya arrimo badan oo kusaabsan amaanka.

You might also like More from author

Leave A Reply