DEG DEG:- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo is Casilay

0

Wasiirkii gaashaandhigga SOomaaliya mudane Cabdirashiid ayaa iska casilay xilkiisii, kaddib shir jaraa;id oo uu galabta qabtay.

Wasiirka ayaa sheegay in arrimo shaqsiyadeed uu iskaga casilay xilkiisa, uuna dib kasoo sheegi doona sababta is casilaaddiisa.

Sidoo kale iscasilaaddan ayaa kusoo aadeysa xilli saacado kahor uu isna ku dhawaaqay in uu baneeyay xilkii uu hayay taliyaha ciidanka qalabka sida mudane Cirfiid.

WIxii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa haddii uu rabbi idmo

You might also like More from author

Leave A Reply