FIIRSO Jiifta Kaa Ilmeysiinneysa Oo Ka Hadlaysa Dumarka Caruurta Lagu Furo

0

Yacquub Sayddin waa mid kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed kuwooda ugu wanaagsan dhanka gabayga iyo suugaanta, marka loo eego da’diisa iyo dedaalkiisa ma ahan mid la isla meel dhigi karo, hasa yeeshee waxaan dhihi karnaa waa cabqarri dhallinyaranimada ku gaammuray.

Waxa aan idin soo gudbineynaa gabay Jiifta ah uu ugu magac darray Gabbal dumay oo uu kaga hadlayo hablaha yar yar ee inta la guursado carruurta lagu furo muddo yar kaddib ee dhibaatada dareema.
Haddaba Hoos ka daawo, muuqaalka waxaa xuquuqdiisa iskaleh Tiyaatar Pro oo isku soo duba riday

You might also like More from author

Leave A Reply