Leonel Messi Oo Dunida Baray Awooddiisa Markale Iyo Argentina Oo Usoo Baxday Koobka Adduunka

0

Xulka Qaranka Argentina ayaa usoo baxay koobka adduunka ee 2018 ka lagu qaban doono dalka Ruushka, kaddib ciyaar xasuuq u ekeyd oo ay u geysteen waddanka Ecuduro.

Dhammaha xulka qaranka Argentina Leonel Messi ayaa saddex gool shabaqa dhaafiyay kulankaas, waxaana ay middaas ka caawisay in ay usoo baxaan tartanka koobka adduunka.
Haddaba daawo mucjisadii uu soo bandhigay Leonel Messi kulankii saq dhexe xalay la ciyaaray.

You might also like More from author

Leave A Reply