Muxuu Ra’iisul Wasaare Kheyrre Ka Yiri Arrinta Murugsan Ee Galmudug

0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre Oo Dalka dibaddiisa ugu maqan safar ayaa si kulul kaga hadlay arrinta ka soo cusboonaatay maamulka Galmudug.

Kheyrre ayaa ka gaabsaday su’aalo dhawr ah oo laga wayddiiyay arrintaas, balse wuxuu ku dheeraaday xaaladda Soomaaliya iyo hadda siday ay mareyso.
Toos ayuu kaga hadlayay xafiiska SNTV ee dalka Mareykan, haddaba daawo Muuqaalka Live ka ah ee Madaxwaynaha.

You might also like More from author

Leave A Reply