FIIRSO Madaxwayne Xaaf ” Dubai Waxa Aan U Joognaa In Aan Qaraabano, Ee Adeerayaal Hanagala Leexdo”

0

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Mudane Xaaf ayaa si cad u sheegay in uu joogo Dubai islamarkaana uu u tagay in uu qaraab doonto.

Sidoo kale Xaaf wuxuu carabka ku adkeeyay in ay sidoo kale joogaan goobta mas’uuliyiin katirsan maamullada dalka ka dhisan, ujeedkana uu yahay in ay soo lacago aruursadaan.
Waa kashifaad inteeda la eg ee daawo muuqaalka Xaaf oo laga wareystay arrintaas.

You might also like More from author

Leave A Reply