Waa Maxay Arrinta Layaabka Leh Ee Farmaajo Uu Xilli Hore Ka Hadlay Balse Hadda Isaga Heysata?

0

Madaxwayne Farmaajo ayaa xilli hore ka hadlay arrinta quseysa in madaxda maamul goboleedyada aysan ka hor imaan danaha dawladda dhexe, waxaana uu wakhtigaas sheegay insan ahayn wax muhiim ah.

Hadalkaan ayuu Farmaajo jeediyey intii uu xilka hayey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna xilligaas maamul Goboleedyada ugu baaqay inay dowladda dhexe ka dambeeyaan isla markaasna ay Xasan Sheekh Maxamuud ula hadlaan qaab asluubeysan maadaama uusan aheyn shaqsi caadi ah oo uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya.

Haddaba hoos ka daawo Muuqaalkaas

You might also like More from author

Leave A Reply