DAAWO Filim Argaggax Leh Oo Ay Alshabaab Ka Sameeyeen Dad Ay Ku Sheegeen In Ay Yihiin Jaawaasiis Kenyan Ah

0

kooxda borobagaandada u qaabbilsan Alshabaab ee Al-kataa,ib garabkeeda warbaahineed ayaa soo saartay Filim laga sameeyay dad jaajuus ay ku sheegeen in ay u dhasheen dalka Kenya.

Filimka oo la daawan karo muddo 23 daqiiqo ah waxa uu kusoo baxay Saddex Luqadood oo kala ah Sawaaxili,Engalish iyo Somali.

Filimkan oo ah هم العدو  فاحذرهم qeybta 8-aad waxey Al-kataa,ib kusoo bandhigtay Saddex Nin Jawaasiis Kenyaati ah kuwaasi oo Jawaasiis u ahaa Sirdoonka Kenya iyo midka Reer Galbeedka.

Halkan Ka Doono Linkiyo Kala Duwan Oo Filimka Ah

Ama Hoosta ka daawo

You might also like More from author

Leave A Reply