DEG DEG:- Abuu Mansuur Oo Muqdisho Soo Gaaray Iyo Madaxtooyada Oo Meel La Istaago La La’yahay!

0

War hadda ina soo gaaray waxa uu shegayaa in Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur uu hadda kasoo dagay Airports ka magaalada Muqdisho.

Saacad iyo bar ka hor ayeey ahayd markii diyaarad loo diray Abuu Mansuur oo kasoo kicitimisay dhanka degmada Xuddur ee gobolka Bakool.

Mas’uuliyiin dawladda ah, kuwa maamulka Hirshabelle iyo saraakiil sar sare oo kamid ah jabhaddiisa ayaa soo gaaray magaalada, waxaana hadda lagu wadaa in loo kaxeeyo dhanka Madaxtooyada Villa Soomaalia.

Si kastaba ha ahaatee dib ayaa idin kala soo socodsiin doonaa wararka kusoo kordha arrinkaas.

You might also like More from author

Leave A Reply