War deg deg ah: Shiikh Muqtaar Roobow oo is dhiibay iyo Saraakiil la socotay?

0

Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur ayaa Xaqiijiyay in Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed.

Afayeenka Maamulka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Abuukar “Gacma” ayaaWarbaahinta  u xaqiijiyay in Shiikh Mutaar Roobow uu iska dhiibay degmada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool waxa uuna uu sheegay in ay la socdaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.

Wixii ku soo kordha dib kala soco

You might also like More from author

Leave A Reply