Waa Maxay Sababta Qariibka Ah Ee Sababtay In Uu Is Casilo Sanator C/raxmaan Faroole (Akhri Adigaa Yaabi Doonee)

0

Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku dhawaaqay dhawaan in uu ka fadhiistay ama uu iska casilay guddigii dib u eegista dastuurka Soomaaliya, kaddib markii uu guddigaas guddoomiye kanoqday Cabdiqaybdiid oo ay aad u xifaaltamaan.

Sababta ugu wayn ee uu isku casilay waxaa lagu sheegay cadaadis dadkiisa kaga yimid oo ahaa in uusan hoos tagin Cabdiqaydiid, maadaama ay Puntland iyo Galmudug xifaaltamaan,

Go’aanka Faroole wuxuu kusoo aadayaa xilli dhawaan uu doorashooda ay dhacday, sidaa darteeda Galmudug iyo Puntland ayaa saameyn kulahaa is casilaadda Mudane Faroole.

You might also like More from author

Leave A Reply