DEG DEG:- Uhurru Kenyatta Oo Noqday Madaxwaynaha Dalka Kenya

0

Shacabka Kenya ayaa u doortay madaxwaynahooda cusub, Uhurru Kenyatta, kaddib markii uu helay codadkii ugu badnaa ee shacabkii doorashada ka qayb galay.

Markale ayuu garaacay hoggaamiyaha mucaaradka Railla Odianga kaas oo aan u riyaaqsaneyn sida ay wax u socdeen dhammaan xilligii doorashada.

Si kastaba  ha ahaatee madaxwaynaha cusub ee shanta sano ee soo aaddan maamuli doona dalka Kenya waa Uhuru Kenyatta, kaas oo siyaasad ahaan wax badan ka baddalay shantii sano ee uu kursiga ku fadhiyay.

You might also like More from author

Leave A Reply