Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo ka Laabtay Magacaabistii Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf wareegto uu maanta soo saaray ayuu ku sheegay in uu ka laabtay magacaabistii Axmed Yuusuf Cabdulle uu u magacaabay Gudoomiyaha kumeelgaarka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug.

Madaxweynaha ayaa warqadan ku cadeeyey in Mudane Maxamed Cabdullaahi Cabdi (Martello) uu sii heynayo xilkaan inta mudada xil hayntiisu dhamaaneyso.

You might also like More from author

Leave A Reply