FIIRSO Muuqaal Cajiib Ah:- Wiil Indhaha La’ Oo Carrabka Wax Ka Arka

0

Mar walba oo aad adduun joogto lama waayo wax kaa yaabiya, ama arrin cajiib ah oo kugu cuslaata in aad xilli hore qaadato, maanta waxa aan idin waddnaa muuqaal Liibaan Mustaf oo ah wiil dhallinyaro ah, kaas oo u dhashay dalka Jabbuuti, islamarkaana Indhihiisa ku waayay dhibaato kasoo gaartay weeraro dalkiisa ka dhacay.

Haddaba arrinta layaabka ah ma ahan in uu yahay indhoole, balse waa in uu carrabka wax ka arko, taas oo ka duwan wadiiqadii uu ilaahay usameeyay BAni Adaamka.
Yaan hadal kugu daalin, haddaba isaga ayaa ka warramaya ee ila daawo muuqaalkan.

You might also like More from author

Leave A Reply