Kulankii Baarlamaanka Federaalka oo maanta dib loo dhigay

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigay Fadhi ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaanaddu, kaas oo qorshuhu u ahaa in looga hadlo Caabuqa COVID19 iyo u Codeyn 2 xubnood ee Guddiga M/Banaan ee Xuduudaha.

Kulanka ayaa mar kale la iclaamiyay inuu qabsoomi doono maalinta arbacada oo ay taariihda ku began tahay 31- bisha Maarso.