DEG DEG: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax Xooggan ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdsisho kaas oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada.

Lama oga halka uu ka dhacay iyo nuuca Qaraxa, balse dadka ayaa su’aalo dhowr ah iska weydiinayaan amniga magaalada Muqdusho oo maalmihii u dambeeyay faraha ka sii baxayay.