DEG DEG Ninkii dilay Sarkaalkii booliska ahaa ee xalay oo la ogaaday

Ninkii dilay Sarkaalkii booliska ahaa ee xalay ayaa waxaa uu ka tirsanaa ciidanka ilaalada ah ee waardiyeeya Musharax Cabduqaadir Cosoble.

Askariga wax toogtay ayaa la sheegay inuu ku heyb yahay Musharax Cabduqaadir Cosble sababta ayaana lagu macneeyey in ay si kama’ ah isugu dhaceen ka dib markii Marxuumka la dilay oo watay Baabuur shibil ah uu si kalsooni ah u mari rabay jid-gooyo u taalay ilaalada Musharax Cabduqaadir Cosoble.