Magacyada Ragga Farmaajo tolkiisa ah ee jagooyinka awoodda leh loo magacaabay

Jiis Mareexaan Taliyaha NISA isla markaana waxaa loo dalaciyay Janaraal 19 February walow aan la shaacin.

Saciid Kampala oo horey u joogijiray habmaamuuska xafiiska Madaxweynaha waxaa loo magacaabay NISA gobolka Benaadir.