Soomaaliya Kaalintee Ayay Ka Gashay Qiimeynta Sanadka Ee Passaporada Ugu Awooda Badan Iyo Kuwa Ugu Liita

Waxa sanadkaan la sameeyay markale qiimeynta dalalka  ugu awooda badan dhanka passporka kuwa passaporkoodu uu dhexdhaxaad ka yahay iyo wadamada ugu liita ee passaporkooda lagu safro

qiimeeynta sanadkaan waxa saameeyn ku yeeshay oo sigaar ah loogu ee gayay cudurka covid19 iyadoona dadlalka si gaar ah looga eegayay cuurka covid19 oo dhamaan saameyn ku yeesahy safarada dalalka caalamka

dalalka hoos udhaca ku yimid qaar kood waxa ka yaraaday oo ay ku tiirsanaayeen safarada dal xiiska kuwaas oo uyaraaday cudurka covid19 owgii

qiiyeytaan oo sanad walba la sameeyo ayaa sanadkaan waxa lasoo saaray 10 ka dal ee ugu passaporka awoodda badan

waxaana kaalmaha ay u kala 10ka wadan sidan iyadoo ay jireen wadamo hal kaalin isla galay

  1. Japan
  2. Singapore
  3. Germany, South Korea
  4. Finland, Italy, Spain, Luxembourg
  5. Austria, Denmark
  6. France, Ireland, Netherlands, Portugal, Sweden
  7. New Zealand, Belgium, Norway, Switzerland, United Kingdom, United States
  8. Australia, Czech Republic, Greece, Malta
  9. Canada
  10. Hungary

Sidookale waxa lasoo bandhigay wadamada ugu liitay ee passaporka lagu safro ,waxaana wadamadaan loo eegayay wadamada ay ka jiraan dagaalada iyo wadanka kuuriyada waqooyi oo ay adagtahay in loo safro ama dalxiis loo aado

Wadamada ugu liita dhanka passaporka waxa ka mid ah Afghanistan , Iraq , Syria ,Pakistan, Somalia, Yemen , Palestinian Territory ,Libya, Nepal , North Korea , Kosovo, Lebanon, Sudan ,Bangladesh, Iran

Qiimeynta Sanadkaan waxa lagu sameeyay ilaa iyo 191 dal

waxaana kaalinta koowad galay wadanka jaban oo passaborkiisa lagu tagi karo  191 dal   halka soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka ugu liita

waxaana la sheegay in passaporkiisa lagu tagi karo 33  dal.