DEG DEG: Maamulada taageersan Villa Somalia oo ku mowqif la noqday P/land & J.land

Dadka siyaasadda aadka ula socda ayaa sheegaya in madaxad maamul goboleedyada ee ku shirsan magaalada Dhuusamareeb aanay isku raaci karin mowqif mideysan,maadama ay jiraan qaar ka mid ah maamulada oo ku xiran Villa Soomaaliya.