DEG DEG: Go’aanadii ugu dambeeyay ee BF oo Halis geliyay dalka & Cabsi kale oo jirta

Xaaladda dalka ayaa u muuqata mid isku bedeshay khas iyo fowdo ka dib markii ay go’aanadii ugu dambeeyay ee ay gaareen Baarlamaanka Khatar siyaasadeed loo arkay.