Daawo: Norway oo fududeysay qaadashada Passporka weyn iyo dadka Yurubiyaanka oo….

Bilowgii sanadkaan horaantiisii ayaa dalka Norway ka dhaqan galay sharci cusub oo dhigaya in baasaboorka Norge qaadan karaan dhammaan dadka kasoo jeeda waddamada ku bohoobay Midowga Yurub kuwaoda haysta baasaboorrada weyn.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAN