DEG DEG: Jawaabta DF ee Aflagaadada Shariif & Xogta cusub ee shirka Beelaha HAWIYE

26-kii bishan waxaa lasoo saaray habraaca loo marayo soo xulista xubnaha labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya kasoo gelaya deegaanada Somaliland, marka la gaaro dabayaaqada sanadkan.