FIIRSO: Kheyre oo lagu go’doomiyay Madaxtooyada & Farmaajo oo go’aan cusub gaaray

Ciidamada Militariga Dowladda Federaalka gaar ahaa kuwa ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada ayaa adkeeyay amniga xarunta Villa Somalia,waxaana gabi ahaanba la diiday marista wadooyinka xiliyada habeenkii ah.