SAWIRRO: Madaxweyne Qoor Qoor oo kormeeray xarumaha ciidanka DF ee Galmudug

0

Madaxweynaha la aqoonsan yahay ee maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta kormeeray fariisimaha ciidamada qalabka sida ee ka howlgala deegaanada galmudug.

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay taliyayaasha Ciidamada qalabka sida,wuxuuna ciidamada kula dardaarmey ineey dardargeliyaan howlaha ay u hayaan dowlad-Goboleedka-Galmudug ,iyo Guud ahaan dalka.

“Waxaan maanta booqdey fadhiyada Ciidamada qalabka sida ee ka howlgala deegaanada Galmudug.

Waxaan warbixin kaga dhageystey taliyayaasha Ciidamada qalabka sida,waxaan ciidamada kula dardaarmey ineey dardargeliyaan howlaha ay u hayaan dowlad-Goboleedka-Galmudug ,iyo Guud ahaan dalka,” ayuu yiri madaxweyne Qoor Qoor.

86193167 522708491707534 873135180187959296 N
86193167 522708491707534 873135180187959296 N
86245674 522708395040877 1244457282138275840 N
86245674 522708395040877 1244457282138275840 N
86254407 522708461707537 6692975776490323968 N
86254407 522708461707537 6692975776490323968 N
86280483 522708361707547 7146374681992364032 N (1)
86280483 522708361707547 7146374681992364032 N (1)
86280483 522708361707547 7146374681992364032 N
86280483 522708361707547 7146374681992364032 N

You might also like More from author

Leave A Reply