OGAYSIIS : Dhamaan Soomaalida ku nool Muqdisho

0
  • OGAYSIISKAN OO KU SAABSAN DHISMAHA GOBOLKA BANAADIR  WAXAA LAGU WAR GALINAYAA DHAMAAN SHACABKA KU NOOL MAGAALADA MUQSIAHO IN AY IXTIRAAMAAN DADKA U DHASHAY GOBOLKA.
  • OGAADA IN AY YIHIIN DAD IDINLA SOCDA DHAQDHAQAAQIINA IYO XAD GUDUBYADIINA WAXAANA QALAD AH IN LA AFLAGAADEEYO WAXAANA NOO BALAN AH QOFKII DANBE OO HOR ISTAAGA AMA KU XAD GUDBA IN UU MARI DOONO CIQAAB LALANA TIIGSAN DOONO SHARCIGA WAXAANA AMARKAAN SOO BAXAY MARKAAN ARAGNAY IN XILDHIBAAN KA TIRSAN AQALKA SARE UU YIRI MUQDISHO CID GAAR U YEELAN KARTA MA JIRTO  WAANA NINKA LAGU MAGACAABO  SANATAR XUSEEN SHIIQ / OO ISKU DAYAY IN UU SHACAB DHAN GOBOLKOODII INKIRO  /

GUDIGA U DHAQDHAQAAQA DHISMAHA GOBOLKA BANAADIR.

 

HALKAAN NAGALA SOO XIRIIR WIXII AY SOO SAARAAN GUDIGA U GAARKA AH MUQDISHO STATE.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply