Deprecated: The each() function is deprecated. This message will be suppressed on further calls in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-mapper.php on line 111 DAAWO: Doorashada Galmudug oo meel xasaasi ah mareysa & dalal Ajanabi ah oo ku loolamaya – War La Helaa Talo La Helaa Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DAAWO: Doorashada Galmudug oo meel xasaasi ah mareysa & dalal Ajanabi ah oo ku loolamaya

0

Wararka naga soo gaarayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meel xasaasi ah ay mareyso doorashada madaxweynaha Galmudug,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Dowlado shisheeye ay faragelinayaan doorashada.

Dowladda Federaalka ayaa ruclo orod ugu jirto sidii madaxweynaha iyagu cabsan ugu soo bixi lahaa doorashada,halka mucaaradka ay doonayaan iney iyagu Dowladda kaga guuleystaan doorashada.

       Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply