Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Villa Soomaaliya Lacago Siiyay Xildhibaanadda Galmudug?

0

Qaar kamid ah Xildhibanada Cusub Ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa beniyey in la siiyay lacago si ay codkooda u siiyaan shaqsi ka sacoda dhinaca Villa Somaliya.

Xildhibaan  Cawil  Cali Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay wararka ku aadan in Xildhibanaadda la siiyay lacago si ay u doortaan xubno ay taageerayso madaxtooyadda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Soomaalida ay iska yihiin kuwa hadalka iska jecel,balse Xildhibaanadda Galmudug ay matalaan shacabka ayna dooran doonaan shaqsi ay u arkaan in uu samata bixin karo Galmudug.

Hadalka Xildhibaan  Cawil  Cali  Maxamuud ayaa imaanaya xili ay soo baxayaan in Madaxtooyadda Soomaaliya Shaqsiyaad iyada taageerayso u wado Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka

You might also like More from author

Leave A Reply