Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DAAWO: DF oo ku fashilantay iney Qalbi Dhagax keentay Muqdisho & Shuruud uu ku xiray

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuldareysatay iney Muqdisho keento Cabdikariim Sheikh Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF.

Wada hadalo dhowr ah oo ku dhexmaray Cabdikariim Qalbi dhagax iyo xubno ka socday Dowladda magaalada Nairobi ayaa fashil ku soo dhammaaday ka dib markii Qalbi dhagax uu shuruudo adag hordhigay imaanshihiisa Muqdishi,kuwaas oo DF ku adkaaday fulintooda.

      Halkaan Hoose ka Daawo Xogta oo Dhammeystiran:-

You might also like More from author

Leave A Reply