Sheikh Sharif Sheikh Ahmed iyo Suldaan Saciid Cali Cumar oo London ku kulmay

Suldaanka beelaha daga  Bariga gobolada  Galgaduud iyo Mudug, Suldaan  Saciid Cali Cumar ayaa manta kula kulmay  magaalada London Uk , Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo safar howlaha shaqo u yimid London

Suladaanka iyo Madaxweynihii Hore ayaa waxeey ka wada hadleyn  isku xirka Walaalaha  wada daga Gobalada kala ah Galgaduud iyo Shabeelada Dhexe si namad waarta looga gaaro labadaa Gobal oo ay kala Maamulaan Galmudug iyo Hirshabeelle laakiin dadka daggan ay yihiin dad walaalo ah oo kuwada abtirsadaan Beelweynta Mudulood.

dhanka kale suldaaka ayaa ka tacsiyeeyay qaraxii ka dhacay Ex Koontarool Afgooye, dadkii ku dhintay waxuu allaah uga baryay janatul fardowsa kuwa dhaawaca caadimaad taam ah siiyo