DHAGEYSO: Dowladda oo Loogu Baaqay in Wada-hadal La Gasho Al-shabaab

Kadib markii maalintii sabtida aheyd Isgoska ex kontarol ee afgoooye uu ka dhacay qarax xoogan oo dad badan ay ku dhinteen qarkoodna ay ku dhawacmen iyadona dadki ku dhawacmy qaraxaasi ee dalka wax looga qaban waayay loo qaaday talka Turky-ga.

Hay’adaha NISA baaritaan ay samesay ayaa waxa ay ku ogaatay in qaraxaasi ay ka dambeeyay  dal shisheeye islamarkana waxa qaraxsi masuliyadisa sheegatay Alshabaab.

PRO  Xasan Shikh oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo  la haday warbaahinta ayaa waxa uu soo jeediyey in Shabaab wada hadal lala sameeyo isago intaa ku daray in loo baahan yahay in Al-shabaab loo yeero oo la yiraahdo kaalaya miiska.

Hay’adaha nabad sugida ayuu ku eedeeyay inaysan shaqadeeda aheyn  in xog ay faafiso islamarkana ay dowladda leedahay faafin taas oo lagaga baahan yahay in ay xogtii helaan kadibna ay bulshada ayaga ugudbiyaan.