Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DEG DEG: Qarax Xooggan oo goordhow lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle

0

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in guddoomiyihii degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose lagu dilay Qarax Xooggan oo lala eegtay.

Qaraxa oo miino ahaa ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay Maxamed Yarow oo ahaa Guddoomiyihii Degmada Awdheegle.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Janax ayaa xaqiijiyay in qarax lagu dilay Guddoomiye Maxamed Yarow.

Ururka Al-Shabaab oo laga saaray degmada Awdheegle ayaa marar badan halkaasi dagaal ku qaaday

You might also like More from author

Leave A Reply