DEG DEG+FIIRSO: Xiisad ka taagan Dhuusmareeb,Ciidan Itoobiya oo gaaray & Qorshaha Villa Soomaaliya

Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhalatay Ciidamo Itoobiyan ah oo gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasi oo laga dareemayo ololaha doorahsada madaxweynaha Galmudug oo musharaxiin badan ay u taagan yihiin.