SAWIRRO: Wafdi uu hoggaaminayo RW Kheyre oo gaaray Berdaale

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray degmada Bardaale ee gobolka Bay.

Sababta uu u tagay ayaa ah qiimeynta Xaalada dadka ay saameeyeen daadadka ee ku sugan degmada Bardaale.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa Bardaale waxaa kaga sii horreeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed.

1 29 560x420
1 29 560×420
2 25 560x420
2 25 560×420
3 19 696x522
3 19 696×522
4 2
4 2