Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 310

SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Filish oo markii ugu horeysay u ambabaxay dalka K/Afrika

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay u ambabaxay Dalka South Africa Gaar ahaan Magaalada Durban Halkaasi oo uu uga Qeyb gali Doono Shirka Global Parliament of Mayors (GPM).

Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusii sagootiyay guddomiye ku-xigeenka dhinaca maamulka iyo maaliyadda iyo saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya.

Inta ku suganyahay magaalada Durban ee dalka Koomfur Africa waxa uu kulamo la qaadan doonaa masuuliyiinta baarlamaanka maayarada magaalooyinka isaga oo kala hadli doona iskaashiga iyo wax wada qabsiga.

Fb Img 1573193465794
Fb Img 1573193465794
Fb Img 1573193478332
Fb Img 1573193478332
Fb Img 1573193488331
Fb Img 1573193488331
Fb Img 1573193494880
Fb Img 1573193494880
Fb Img 1573193500534
Fb Img 1573193500534
Fb Img 1573193506819
Fb Img 1573193506819

You might also like More from author

Leave A Reply